Waxaan kugu martiqaadeynaa inaad ka qaybqaadato cilmi-baaris ku saabsan noloshaada, isticmaalka warbaahinta iyo kuwa saamaynta kuleh qaybaha bulshada ee Finland. Su'aalaha cilmi-baaristaan oo ay samaynayso Taloustutkimus waxay ku wajahantahay dadka ku nool Finland ee ku hadla luqadaha laga tirada badanyahay iyo dadyowga asal ahaan ka soo jeeda waddamada kale.
Jawaabahaagu waa xog qiimo leh kuna saabsan isticmaalka warbaahinta iyo arrimaha bulshada ee Finland. Iyadoo la fiirinayo luqadaha ayaa waxaa si nasiib ah lagaaga soo xushay diiwaanka bulshada Finland. Lagaagama baahna macluumaad hordhac ah si aad uga jawaabto. Su’aalahaan waxaa looga jawaabayaa si qarsoodi ah, jawaab bixiye gaar ahna laguma aqoonsan karo. Aragtidaada waa noo muhiim!
